Maalinta Aad Ku Sugan Tahay Xaaladaan Oo Kale Waxaad U Baahan Tahay Caawinaad Iyo In Sidaan Laguu Sameeyo..

8

Maxamed cabdi santuur waa wiil somali ah o jiro 29 wuxu sariir saaranahay 11 sano wuxuna ku xanuunsanyahay xeryaha qaxootiga dhadhaab e wadanka kenya waxaan idinka codsanaayaa inaad u duceeysaan ilaahay inu caafiyo cidi u Awoodo ineey wax ku sadaqeeysato ilaahay ajar ha ugu badalo wu dhibaateysanyahay daryeel ayu u baahanayahay walaalayaan waxaad kala soo xiriiri kartaa maamulka kobciyemedia.com +254722255597 Ibrahim ali abdi KaLaFoGe anagaa kaa gaarsiin doono hadii aad doontana si toos baanu kugu xiri doonaaa

Walal hadi aad ogaan laheyd xaalada uu ku suganyahay labo shilin aad haaysato kama aad baqiisheen sida aad u jeclaan laheyd in laguu caawiyo u caawi aduunka wixii aad tarto ayaana adiguna ALLAAH kugu abaal marinayaa xili aad u baahan tahay..

Hadii aadam awoodin oo aad jeceshahay inaad caawiso u duce waxaa macquul ah in ducadada uu ALLAAH u aqbalo

xanuun

8 COMMENTS

  1. Allaha subxaana wata caalaa ee Awooda iskaleh ayaan ubayeynaaye xanuunka wiil kan haya dabeesha haka raaciyo AAMIIIIIIIIIIIIIIIIIN yaa ‘ Allah

Leave a Reply