fb

Lix Qodob Oo Ku Barayo Nooca Dumarka Ugu Xun Ee Haboon Inaad Ka Fogaato Oo Aadan La Wadaagin Noloshaada..!!

Published: May 3, 2015, 9:30 pm

DUMARKA MIDDEE UGU XUN ?

Nin ayaa isna la weydiiyey Dumarka midda ugu Xun waa tee?. Kolkaas ayuu yiri: Haweenka midda ugu Xun ee ugu Sharta badan:-

1- Waa Midda jirada isku rida ee Carabka dheer (Qeylada badan).

2- Waa Midda Ooysa sabab la’aan, hadalkeedana waa Hanjabaad.

3- Waa Midda Wanaagga Daboosha, Xumaantana Faafisa.

4- Waa Midda hadduu Ninkeeda yimaado baxda, haduu baxana Joogta.

5- Waa Midda Ooysa iyadoo Gardaran, waxeyna Marag furi iyadoo Gardaran.

6- Waa Midda illinteeda u Daadata Faajirnimo, oo Alle baa ku imtixaamay Hoog iyo Halaag.
*****************************


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

3 Comments : Lix Qodob Oo Ku Barayo Nooca Dumarka Ugu Xun Ee Haboon Inaad Ka Fogaato Oo Aadan La Wadaagin Noloshaada..!!

  1. zakia says:

    subxaanalah subxanalah

  2. axmed says:

    xaas sidaasa waa nolol xun

Leave a Reply