fb

Halkaan ka Daawo Muuqaal Mucjisada Faras duulaayo oo lagu arkay hawada sare ee magaalada barakeysan ee Makka

Published: May 1, 2015, 7:24 pm

Mucjisooyinka Rabi ayaa ah kuwo mar kasta uu awoodiisa baaxada weyn ku tuso bani’aadamka si ay ugu cibrad qaataan waxeeyna mucjisadaan ka mid tahay dhacdooyinka la yaabka leh ee maalin kasta ka dhaca daafaha Dunida .

Magaalada Barakeysan ee Makka oo ku taal gudaha dalka Sucuudiga ayaa waxaa lagu arkay Faras duulaayo hawada sare taas oo dad badan ka yaabisay waxaana xiligii Faraskaan lagu arkay hawada sare telefoonadooda gacanta ku duubay kana faaideystay dad badan

Halkan Ka Daawo Muuqaalka:


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply