Daawo Sawirka Al-shabaab Oo Xukun Dil Ah ku Xukumay Fanaaniinta, Mohamed Bk, Nasteexo indho, Hodan Abdirahman Iyo Axmed Zaki.

5

Maxkamad ay kooxda Shabaab leedahay ayaa 4-kamid ah Fanaanta Soomaalida waxay ku xukuntay in meeshii lagu arkaba lagu dilo, waxayna maxkamada Kooxdu ku amartay dhamaan inta ka amar qaadata inay Afartaasi Fanaan raadiyaan isla marka ay arkaana ay dilaan, hadaba halkan ka akhriso magacyada fanaaniinta iyo danbiyada lagu soo eedeeyay.

=

5 COMMENTS

  1. Wan ku faraxsanahay in la dilo murtadkasta iyo mufsidkasta umada way fasadiyen ayagana hala musafiriyo kha’ininta

Leave a Reply