Daawo Muuqaalka Film Cajiib Ah Oo Dhalinyaro Soomaaliyeed Kusoo Bandhigeen Dhismooyinka Xaafada Islii.

0

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalka Somali Short FILM loogu magac daray Time travel Kaasi oo ay Jilayaan Laba dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Nairobi ee caasimada Dalka Kenya.

Muuqaalka oo kooban ayaa waxaa ku jira ACTION yaableh  kaasi oo dadku inta badan ay ku Arki Jireen Filmada kasoo baxa wadamada Horey maray, Sidoo kalana labada wiil ayaa waxay ku dagaalamayaan BOORSO uu mid kamida watay, iyadoona ay kusoo jiidan doonto qaabka uu dagaalku u dhexmay – HADABA MAXAA DHACAY ?

Leave a Reply