fb

Barnaamijka Bandhigga Barbaarta oo noqday Barnaamijka loogu jecelyahay Muqdisho.

Published: September 27, 2014, 8:31 pm

Barnaamijka Bandhiga Barkulan ayaa noqday barnaamijka loogu dhageysi badan yahay magaalada muqdisho, hadal hayntuna waxey noqotay oo kaalay maanta waa adigan murugeysanee miyaadan saakay dhageysan barnaamijka Bandhiga Barbaarta Ee Barkulan.

Wuxuu noqday barnaami dadka murugeysan markey dhageystaan aay ka helaan firfircooni iyo nashaad, barnaamijkaan ayaa inta badan waxa dhageysto dhalinyarada da’doodu u dhaxeyso 14 illaa 40 jir Barnaamijka Bandhiga Barkulan waxaa daadihiyo Weriye Ismail Haji Shakeeti tan iyo markii 2010-ka , barnaamijkan ayaa laga dhageystaa website-ka internetka aay ku leedahay idaacada Barkulan marka loo eego daafaha dunida, dadka ku nool gudaha muqdishana waxey ka dhageystaan Barkulan Fm, wuxuu hawada soo galaa subixii 10ka wuxuuna ka baxaa 11ka subaxnimo..

shaketi4 shaketi3 shaketi 2 shaketi1


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply