fb

Waxey Aheyd Xuural Ceyn Aan U waalan Rabay Mudo Sadax Bilood ah Lakin Gadaal Maxaa Iga Qabsaday..!!

Published: August 31, 2014, 7:00 pm

Waa qiso gaaban oo cajiib ah wiil soomaaliyeed aya anasoo gaarsiiyay kaasoo aan ugu mahad celineyno sida uu nuxurka sheekada qoraal gaaban ugu soo koobay..

Xuural Cayn inaan ku tilmaamo ma’ahane ma jirto quruxdeeda wax kale oo aan ku qiyaasi karo, Facebook ayaanu iska baranay mudo badan ayaana ku wada xiriiraynay, ilaa 3 Sawir ayay isoo dirtey – quruxdeeda ayaana igu beertay Jacaylka aan u qaaday !!!

Mudo 3 bilood ah markaan si joogto ah maalin walba ugu wada xiriiraynay FB ayaa maalinti danbe waxaan boosteejo basaska laga raaco ku arkay Xuural cayntii FB aan mudada kala hadlayay ee iigu sheekayn jirtay‪ Dubai‬ ayan ku noolahay !! – Yaab iyo amakaag aya igu dhacay markaan damcay inaan la hadlo balse Gabar la socotey ay igu tiri “WALAAL GABADHAN WAX MA MAQASHO, WAY DHAGO LA’DAHAY” sidee macquul u tahay !! –

Waxaan gabadhi u sheegay inay mudo badan qoftan FB igala hadlaysay balse markii Xuural cayntii naloo kala turjumay waxaa ii cadaatay inaysan miskiintan isticmaalin FB ee gabar Guriga la joogta ay rag badan ku shukaansato wejiga Xuural cayntaan aan dhagaha wax ka maqlin !!!


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

12 Comments : Waxey Aheyd Xuural Ceyn Aan U waalan Rabay Mudo Sadax Bilood ah Lakin Gadaal Maxaa Iga Qabsaday..!!

  1. Deko says:

    Kkkkk 3 bilod telfon ma jirin miyaaa
    Waa yaab

  2. daganey xaji says:

    hhhhhhh waa ceynkaa

  3. Waaa sheeko macaan sidaa uqaata. Ani waan kahelay

  4. Cumar uul says:

    Haa wa sheeko macan dhagooshu dadkay kamidtahay maaho xaat isaga daysay sxb

  5. Hanan Qurux says:

    Hadabad heshay oo aad jeceshahay inaad hakaa kala siiwadad bey aheyd adigoo luuqada dhoogalka kula hadlaya madama wajigaas aad jeclatay

  6. aisha-dagan says:

    Naagta telephone wey kala hadleysay lkn wejiga maskiinta ayey isticmaaleysay

  7. Qisadaan camal ilkacas ayaa fiicnaan laheed inuu lakulmo bal wuxuu ka dhihi lahaaa

  8. Hanad says:

    Waxa iska caadi noqotay in wejiga qofkale lagu qaraabto wiil iyo gabarba taasna waxan u arka kalsoni darro iyo qayano qaran all rights reserved

  9. muno says:

    kkkkkkk sheeko waalan iga dheh

  10. kkkll waaa sheko layab leh lkn hadadba jcshahay suradeda kula soco luqada dhagolaha u adegso

  11. kkkl naftda hadadan kalsoni ku qabin maxaa jcl qoorta kuuu galinayana hadii kale tan ayaa kusugeyso

Leave a Reply