fb

Qiso Mida Ugu Yaabka Badan Fadlan Markaa Akhrisato Uducee Walaashaada Soomaaliyeed.!!

Published: August 30, 2014, 12:01 am

Ugu horeyn kusoo dhawaada sheeko kayaabisay maamulka shabakada kobciyemedia.com sheekadaan waxaaa ina soo gaarsiiyay gabadha aay sida dhabta ah ugu dhacday waa sheeko aan ebid horay udhicin waana sheeko si dhab ah ugu dhacday walaasheen soomaaliyeed,

Kadib markaa akhriska dhameyso waxaa lagaa codsanayaa inaad u duceeyso oo aad labo ragco oo suno ah u tukato gabadha qisadaan cajiibka ah haaysato, waxaana laxiriirin doonaa culumo waa weyn qaarkood aay riyada fasiraan haduu ALLE idmo.

Ikraan Maxamed Oo Sheekadeeda nasoo gaarsiisay waxey sheekadii oo dhameystiran u qorneyd sidatan.

Asc wr wb marka hore salaan kadib magacayga waa ikraan sheikh ahmed waxaan ku dhashay magaalada muqdisho gaar ahaan degmada dharkeynley ama madiino sida aad u taqaano 1990kii waxaan ku soo qaatay waqtigayga inta badan magaalada muqdisho waxaan la noolaa famililkayga oo halkaa joogay waxaan wax ka bartay dugsigayga hoose iyo dhexe cabdulcazaan halka aan dugsiga sare haga soo baxay almathal waabari.

Sheekada noloshayda haysata ama aan rabo inaan idiin soo bandhigo ayaa ah waxaa dhacday 2004 habeen ay tahay ramadaan ayaan seexday markaan afuray kadib waxaay ahayd xiliga aan soo baxay ama aan bilaabay dhalinyaranimada ama la sheekaysiga ragga waxaan ku riyooday habeenkaas anigoo guursaday 2 wiil mantaano ah haysto noloshayda ay is badashay oo aan ku noolahay meel aanan ahayn soomaaliya guri qurux badan aan daganahay wax walbaane ay ii dhan yihiin ane aan ku faraxsanahay noloshaas xiligaas.

Waxaan bilaabay dugsigayga sare 3sano kadib schoolkii ayaan soo gabagaboobay waxaa biloowday dagaaladii ethiopianka uu soo galay xamar waxaa ii suuro gashay inaan ka soo tago dalka oo aan ka mid noqdo dadka soo galay wadamada yurub mid ka mid ah gaar ahaan holand aan hada ku sugan nahay.

Intaas kadib markaan holand imaaday ayaan wiil is baranay ismael oo ku igula nool wadanka holand waxaan wada soconaaba waxaan ku heshiinay inaan is guursano arinkeenii oo dhan waan ka hadalnay familada in lala socodsiiyo ayaa dhinayd.

Habeenkii lagu balansanaa barito in la tago reerkayga ayaa waxaa riyo iigu yimaaday wiil magaciisa iigu sheegay abdifataah ina dhahay ma og tahay in aniga iyo adiga nolol na dhexmartay aadna caruur isku leenahay waxaan dhahay walaalow sidee wax u jiraan wiilashii aan ku arkay 2004kii riyada ayaa ii yimaadeen aan aqaano oo waynaaday xoogaa waxay igu yiraahdeen hooyo miyaadan jeclaysan nolosheena maxaa qof kale inooga raacaysaa anaga iyo aabaheena ayaa kuu baahan.

Habeenkii waan soo naxay shaydaanka iska naaray waan seexday subaxdii waxaa isoo wacay ismael oo ii sheegay inay xoogaa arimo family soo kordheen arintane aan dib ka dhigano oo reerkiisa tacsi gashay aniga sidii ayaan ku wacay aabbo aan ku dhahay sidaas ayaa jirto habeenkaas wixii ka danbeeyey waxaan bilaabay inta aan maqanahay maahine inta aan joogo guriga inaan jiifto ay mar walbo hurdo i hayso hurdadaa aan hurdaayo aan ku noolahay nolol aad u hayr sarayso meelo aan jeclaysto dad aan jeclaysto wax yaabo qurux badan aanan sheegi karin markaan soo tooso.

Sidaas anigoo ah ayaa arintii dib usoo laabatay maadaama ay dhamaatay tacsidii reerka ismael waxaa la dagaalay ismael wax yaabo badan oo noloshiisa ku saabsan ayaa soo ogaaday uu ii sheegay abdifatax ayaan ku qabsaday kuna dhahay ma jiraan haa ayuu i dhahay waxaa ii xumaaday inaan guursado waxaan ku dhahay walaalo ayaan noqonaynaa intaan kadib ma sii socon karno dagaal ayaa iga soo haray dhibaato ayaa iga soo hartay waa uu is garaysatay waana danaystay oo saaxiib kale ayuu raadsaday.

Waxay ahayd 2008-2009 xiligaas wixii ka danbeeyey waxaan ku noolahay inaan sariirta ku cararo hurdo aan doono noloshayda qof walbaa aan barto waa la ii xumeeyaa waxaa la igu yiraahdaa anaga ayaa nala nooshahay miyaa na nacday qofkii wax baas aan u jeedin ayaa igu dira hadii aan wax niyeysto anigoo guriga joogo howlaha guriga ka mid ah waxaan arkaa ayagoo toosan ama la qabtay dadka aan asxaabta nahay waxay igu dhahaaan qof wanaagsan ayaa tahay dabeecadna waad leedahay laakiin maxaa kugu diro dadka aad is barataan laakiin arinkaas ayaa i haysato.

Mararka qaar waxaan is dhahaa waa kuma abdifataah ma jini baa ama waa wax ku waalaayo noloshayda fakar ayuu igu abuuray daqiiqadaan aan soo qoraayo hadalkaan niyada ayaan iskala hadlaayaa oo waxaan is leeyahay waad jeceshahay ninkaada maxaa ugu bandhigaysaa dadka waligay qofna uma sheegin.

Wiilal famil isku nahay isoo doontay nasiib uma yeelan raggii oo dhan ayaa la ii diiday xataa inaan la sheekaysto ama qofkii i jeclaado aan daryeelo heer waxaan joogaa hadii qof rag ah taabto dharkayga aan ka gubto ama aan ka baqo ka cararo maalin ayaan is dhahay waxaan adiga iska dhaadhiciyey markaas ayaa wiil salaan iisoo taagay salaamay markaan guriga imaaday gacantayda anigoo dabna aan ku guban wax kalena i taabanin ayey iguban tahay wada bacool ayey inoqotay ama biyo ayaa galay sidii qof dab u gubtay.

Noloshayda dhan way badalan tahay mana aqaano waxa aan la noolahay oo ma dhihi karo waa dad dhab ah anigane ma ahi qof wax dhalay ama wali nikaax soo gashay maanta hadii abdifataah uu iga horyimaado dadka waan ka garanaayaa waa wiil dhererkiisa aan ku qiyaasay 1.83m timo xoogaa jilicsan leh xoogaane timo badan midab furan leh maariin soomaalida siday dhahdo ma cayilna waa dhexdhexaad laakiin waligay live ma iiga hor imaanin plz qof walba oo aqristay sheekadaan waxaan ka codsanaayaa hadii ay tahay noloshaas mid jirta inaan la midoobo coz aad ayaan u jecelahay abdifatah iyo wiilashayda laakiin hadii aysan ahayn Dhab oo ay tahay wax shaydaan ku kooban mar walba alle waxaan ka baryaa in uu nolol wanaagsan isiiyo riyadaane iga saaro plz waan idin baryaa ii duceeya in alle iga saaro noloshaan.

Mararka qaar waan cabsadaa waan ilmeeyaa guriga waan ka baqaa wax aanan u jeedin ayaa ila nool mana ila hadlaan anigoo soo jeedo quraanka waan aqristaa anigoo wayso qabo ayaan seexdaa laakiin ma iga haraan plz make me duco evryone i hope bahda kobciye inaad soo bandhigtaan sheekadaan dad waynahane aad ka heli doono kaalmo dadka inaan faraxsanahay ayey imoodaan laakiin nolol waali ah ayaan ku suganahay ma aqaano meesha la iga raacay bt i hope inay qayr noqoto insha alah .

Hadii aad akhris kudaashay naga raalli noqo waayo sheekada mala kala reebi Karin aad beyna udheereyd, waxaan filayaa gabahdaan walashiin ah ee dhiban qof walbo inuu u uduceyn doono.

FG: sheekadaan horay sanad kahor ayaa naloo soo gudbiyay gabadhii aay ku dhacday ayaanu dooneynaa in loosoo duceeyo si illaah arinkaan ugu dulqaado….


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

29 Comments : Qiso Mida Ugu Yaabka Badan Fadlan Markaa Akhrisato Uducee Walaashaada Soomaaliyeed.!!

  1. Hanad says:

    Ilah ha cfmd ha siyo

  2. xilwa says:

    Subxanalah allow u gar gaar maskiinta wlh waa murugo acuudubilah abaayo badi cibaadada alle oo sheydaan ka naar alle bari quranka afka saaro markaste oo aad aragto wixi aad iska dhaadhicisayne iska saar bal insha allah waaka harayaan waxaas allow kaa qaad waxaas oo nolosha caadigaa kuu fur

  3. Hanad says:

    Ilah cfmd ha siyo, marka xiga aqriska qur’anka walashey ha badiso, lkn walal waxad u baahantahay inad si toos ah ula kulanto psychiatrist maxa yelay waxa jiro dabac nerves ka ah waxeyna aburi karta xaalad loo yaqano deficit personality oo ah in qofku dhaqankisa noqdo 2 ruux o kale kadibna inta badan waxa dhaco xld layirahdo interpersonal conflict oo ah qilaaf qofka naftisa kala dhaxeyo o xita mararka qaar gaarsinayo inu jwb u celin wayo qofkale o lahadlayo maxa yelay isaga aya gudaha iskala doodayo o muran aya jiro naftisa uu la murmayo marka walashey si degdeg ah dhaqtar ula xirir weliba professional ah xanaqana yare qosolkana badi, allaah swt haku caafiyo

  4. Hanad says:

    Asc xilwa arrintan markad aqrisay kadib maxad darentay

  5. baashiyare says:

    Subxaana laah ilaahow ugargaar umadaada muslimiinta ah meelwaliva aydunida kajoogan wlle haday qeer kuutahay ilaah hakuwaafajiyo hadii ayshar kuutahayne ilaaah haku iloowsiiyo nolol walibane illaah gacantiisa ayay kujirtaa mid qeer ah ayaan kagabaryaynaa

  6. Hanan Qurux says:

    Waxad mar walba aqrisataa ducadan Allahuma inii cabduk wabnucabdik wabnu amatik nasiyatii biyadik maadin fiyaxukmuk cadlunfiya qadaauk as aluka bikulli ismin huwalak sammeyta bihi nafsuk ow anzaltahu fiikitabic ow callamtahu xaladan minkhalqik awistatharta bihi fiicilmilqeybi cindak antajcalal quraana rabiica qalbii wanura sadrii waalaga,a,xuznii wadahaaba hammii …..ducadaas aqriso ilaahay Waxan kaaga baryeynaa inuu dhibka kaa qaado kheyrna kuugu badalo noloshaas wahmigaa mid xaqiiq ah oo aad kufaraxdo farxad dhaba inuu rabbi kuugu baddalo insha allah waad kagudbi waa imtixan noloshuye adkaarta afkaaga kuhaay gurigana kolkad kabaxeysid duceyso markaad kusolabaneysidna bisinka qabso marwalbaad ilbaabka kabaxeysid waxaad tiraa Bismilaahi tawakaltu calallah …… Markaad sogaleysidna midigta sohormari mismilaaah dheh insha allaah ilaahaybaa kulajira oo kucaawinaya adomadiisa marwalba aan kacajisin cibadadiisa wey kabadbadan waxyaba badan oo dhib ukeni kara abaayo waan kuusooduceyneynaa aniga iyo asaxaabteyda walaladeyda hooyadeey macaan kuligeen ….kobciye idinkuna uduceeya iyo asaxabta kuxiran kubciye wsc

  7. Hanan Qurux says:

    Ducada iyo ducooyinka lagarabo qofka muslimkaa inuu noloshiisa kudabaqo oo uu markasta iyo meelkastaba uu aqristo waxaad kaheleysaa kitaabka xunsilmuslimka

  8. xanaan says:

    Asc walaashey illahey haku caafiyo adigane ha israacinin waxas cuudu billeyso marwalbo wax dareentid insha allaah waad aafimade

  9. ubax says:

    asc abaayo alle swt haku cafiyo waxad badsata salan iyo quran hano ka dlai duc aalle wst malinki kun jeer dhex laxoollaaquwati ila bilahi casiisul cadiim

  10. Allaha ku cafiyo walashey waxad ku dadasha qur an aqriska iyo adkarta insha allah wad cafimade

  11. asc waa arin layaab leh
    illah haka dulqado dhibka hayto walasheyna muslimida ah illahow ka dul qaad dhibka hayta. aaaamiiiin amiiiiin amiiiiiin

  12. Maxamdd omr says:

    Asc wllo waxaan alle kaaga baryayaa inuu faraj kheyr qabo kuu furo wllo waxaad badisaa adkaarta waxaadna la xiriirta culimada waayey wllshey illahay hakaa dulqaado

  13. Ubax adan says:

    Asc. Walaashay. Macaan. Marka hore. Ilaah. Baku caafiyo. Marka xiga. Waxaan ku dhihi laha. Laxiriir. Culumada. Wadanaka. Kula dagan. Tag masjidka. Waxaad. U Bahantahay. Quraan badan. Waadna. Caafimaadin. Waxaan. Waa jin. Cudu bilayso. Mar walba. Dheh. Laa xowlawala quwata. Ilaah bilaah. Piz. Sida ugu dhaqsiysh. Badan. Culumada. Ula xiriir. Waxaan. Waxaa. Ka way. Kalimatu. Laa ilaaha ilalaahu. Waxdahu. Laa shariiku lahu walahu xamdu. Intaas. Afkada. Bar. Ilaah subxanu watacala waxaan kaga baryaya inuu. Ku caafiyo. Amin. Lakin. Qur aan. Isasaar. Intaas waa iga waano walaalshay. Macan asc

  14. osman says:

    Asc walaashey Allah akbar waxan waa jin Culima raadi ayaga ayaa waxgaaga sheegi doonan arimahan midakale markasto carabkaad kudadaal, Acuudu biwajhillahil kariim wabikalimatillahi taamat minshari maa qalaqa, Allah hakucafiyo asc

  15. bb says:

    Waxas Waa jin jinina walaaley isku uun matihiin ee illaah kanabad gal qur.aankana adoo aaminsan kuna camal falaayo aqriso reerkiina aad si diin aad isku saartid waxa kuhaayo Waa jin jina masayr maxaad moodaa halis ayaad Ku jirtaa hadaad allaah magan galin

  16. mudan says:

    ASC walaaloanikran Allah weyn waxan kaga barya in u ku aqbaalo ducad kan dhiigo qof say jeceshaahay wax waliba ugu haagagan

  17. muno says:

    asc all walalhay kobicye. com
    marka 2 waxaan salamayaa walasheen abaayo alle waxaan ku waydiinaynaa anagoo ku baryayna 99ka macage ee sharfata leh in uu kaa dul qaada waxiis nolosha kugu dhibay kheyrkan ku waafajiyo abaayo aduunkani waa imtaxaan waa lagu imtixaanay ee waxad mar walibo afka ku haysaa xasbunullaahi waa nimca wakiil iyo wallaa xawlla wallaa quwta illaa billah qololoka badan ee online ka ah ee wado somalida ah soo gal is leve ah ayaa laguula talinyaa waana lagugu ducaynayaa abaayo dad badan oo dhib haytay ayaa alle igu qaatay waan kuu soo ducanyanaa alle hanaga aqbalo dhamaateen

  18. caasha cali says:

    walaalo allah ha kaa qaado waxa ku haayo nolol wanaagsan nah alah ha kuu kaso
    sidii roon ilaahay ha kaaga dhigo

  19. libaan says:

    Walal dhibkaada alahaow ku saqiro sidad usharaxday waan aragnay mrka hore riyadaad been alaha kadhigo waxaas dhanana yaatka quraanka aad uga magan gali sharta iyo qeyrkana ilaahey ku mahdi alx dheh suurada ancaam la yiraahdo afarta aayad oo ugu horeyso aqri kadib aayatul kiursiga Kadib laa tudrikuhul absaar ayadaas sadax jeer aqri kadib yaayuhaladiin amanu taqulaaha wal tandur nafsun maqadamat ligadin wataqulaa camo kadib wadaari nburuj washamsi waloxo kadib ina acdeynaak ikhlaaska birabilfalaq birabi naas faatixcadfa maalinkasta aqriso waadka ceymaneysa waxiba shara

  20. Omer says:

    Asc. Walaal haday tahay wax dhaba oo dhacay waxay inshaa alaah kaaga tagi doontaa riyadani waa adiga oo si dhaba xariirka raxmaanka u wanaajiya aamina kuna dadaala dugriga xuska oo carabkaagu kulaasimo ma isu arkaysid arkaysid inshaa allaah

  21. Canab says:

    A s c walaashey aniga waxaan qabaa in aadan waalan jinina ku Han aniga waan qabaa waxaad shegaysed wa sax laakin adega clues is saaray qofka binow aadanka walatuse kara mustaqbal kiisa laakin maha in uu clues isma saaro wax aadan wax a ka qabankirin anigu waxaan ahay sedaado kale waxaan gurusan waxaan dhali meshaan tage waxaan arkayo mustaqbal balka waan arkaa reyo laakin waxaan arentayda saarta allaa s x w t markaan arko anigoo waxaan kureyoday oo sede ah ku jirga waxaan dhaha al xamdu lilaa sababtu hadaan isku mashquuliyo waxba ma badalikaro markaa walaal waxaan kugula talin tabakal cal allaah iskana danayo nin kan iyo caruurtesa illaaha keni tan kalaad ledahay nin baan salaamay markaasay gacantau I gubatay elaahay Baaku jecel yaa ku bane yay nin ajnabi inaad gacan qado Adana aduunka lagugu Edben taasu waa fadli mina laahi ilaahay ku shugre una toobad ken wasalaamo caleykum wa raxmatulaa

  22. Amir-nur. says:

    Asc,dhibka Allah ha kaa dul qaado Laakiin waxa ku haysta waa IL AMA JIMM,ee Quran deg deg ah isa Saar…

  23. bsinka wlh waa arin murugo xambarsan abaayo alle waxan kaga barya waxan In uu qer kugu badalo adne waxan kugula tali lahaay in ad Ku dadashid ku salinta rasulka scw wax kasto saliga ayaa daaawo u ah allow walasheyn nolol tan ka farxad fcn uku badal aloow cfmad siiii allow murugta ka yareey amiiiiin amiiiiiiiiin amiiiin abaayo quraaan maqribki iyo salaada subax halaku saaari haaaayo

  24. xasan says:

    Allah ka dulqado si deg deg hadi wax khyr una ahayn
    walalo

  25. Sayfullah says:

    Asc marka hore illahay haku cafiyo.secondly,waxaan waxn umaleynaya in u yahay jiin muslim ah o markasto quranla la aqriyo wa jogaa marka wxd kudadasha weyso qabka(ablution)markasta.salatul leyka sokac habeen kasta illahay s.w ayaa kaqado inshallah wankusoduceynana markasta an salad tukano inshallah

  26. khadro says:

    Aad ayaan uga murugooday walalo Allah haku gargaaro hadu jiro qofkasi Allah kula kulansiyo hadu jirina Allah mid khayr qaba haku siyo Allah haka bixiyo riyada wadado utag quran halugu saaro iyo dhakhtarbba

  27. shaafici cabdi sheikh says:

    aniga waxey ila tahay in arintani ay tahay arin la xadriirta maskaxda u tag oo la tasho dhaqaartiirta maskaxda inasha alaah arintaadu wey hagaageysaa hadii kale ma ogi hee in aad owliyo tahay sheikh aweys xertiisa ma raaaci jirtay

  28. a-b-d-i-f-a-t-a-h says:

    Waa been anigu shaydan ma ihii wxn ahsy qof cadi ah dhamaan wax arka wax kasta awood ayuu ilaahay isyaay

  29. a-b-d-i-f-a-t-a-h says:

    Ilaahay bn ku dhrty xitaaa wx kstaa waan isticmaaal.imiinka wx hya 30 dumar ah kly wali myaaad
    maqshaay………………………

Leave a Reply