fb

Daawo Video: VOA oo soo bandhigtay Muuqaal Kusaabsan Dumar Soomaaliyeed oo arin naxdin leh sameynaya

Published: August 29, 2014, 1:46 pm

Cunista Qaadka/Jaadka oo ahayd mid inta dadka badani aynan awoodi jirin in ay maalin walba cunaan ayaa hadda noqtay mid cidwalba ay awoodo in ay iibsato sida Caruurtii iyo haweenka danyarta ah.

Jaadkii ayaa hadda waxa uu isku badalay masiibo ku habsatay ummadda Soomaaliyeed. kadib markii Dowladda ingariiska ay wadankeeda ka mamnuucday Cunista qaadka ayaa waxa uu u soo wareegay Magaalooyinka ay ku noolyihiin Dadka Soomaalidda ah iyo Dalka Soomaaliya guud ahaan. Qiimaha qaadka Halkii Marduuf ayaa waxa uu Joogaa lacag u dhiganta $1 dollarka marykanka

Halkaan Hoose Ka Daawo Muuqaalka


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

2 Comments : Daawo Video: VOA oo soo bandhigtay Muuqaal Kusaabsan Dumar Soomaaliyeed oo arin naxdin leh sameynaya

  1. caaliya says:

    walciyaadu billaah hada dadkaan masomalibaa
    yaarab dumarkeena akhlaaqdoda iyo xishoodkooda kusooceli runtii waanasiib daro ilaahoow soo hanuuni walaladeena yaarab

  2. salma says:

    Asc.thnks kobciye yaaa allaah calooxumo waaye waxaan .dadka ayada qur.aanka ay iloowsanyihiin eheed wamaa khalaqta jini wal insi ilaa layacbuduun .waaka naxay wlhi allaha soo hanuuniyo animal camal cows cunayan .cansalaato iyo qajaar maka roonoo bedel jadla cunayo yaaa illaahii

Leave a Reply