fb

Daawo Video Muuqaal Cajiib Ah Aan La Aamini Karin Oo Laga Soo Duubay Labo Yaanyuurood..!!

Published: August 31, 2014, 1:17 pm

Muuqaalkaan cajiibka ah ee laga soo duubay labo yaanyaaruud ama laba bisadood ayaa kaa yaabin doono sida aad ku daawan doonto muuqaalka.

Muuqaalkaan mucjisada ah ayaa waxaad moodaa inaad daawaneyso jilayaashii caanka ahaa ee Jeckie Chan lakin waa labo yaanyuurood oo si isku dagaalayo sida iney yihiin Jeckie Chan iyo Jet Lee.

Muuqaalkaan markaa daawato ayaa la yaabi doontoo sida feerka leyskugu ridayo iyo sida leyskaga difaacayo waana muuqaal dhab ah oo wiil kasoo duubay labo yaanyuurood oo joogtay xaafadiisa ama gurigiisa ku yaalo islii.

Halkaan hoose ka daawo muuqaalka.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply