fb

Daawo Sawirada: Wiilkii Ciidamada Amisom Xabadaha Ku Dhufteen Oo Lugta Laga Jaray..

Published: August 22, 2014, 11:31 pm

Iyadoo Dhacdada wiilkan yar ahayed mid aan iddiinkaga soo waramayay xiligii uu dhibka ku dhacay oo haatan isbuuc laga joogo, 15bishan ka dib markii Ciidamada AMISOM wiil Ciyaal garaabiiste ah rasaas si barer ugu fureen isagoo meel kabar ah hurday.

Hadaba waxay ay isasoo gurtaba xaladiisa Illaahay ninkuu dillaa dhinteen  waxaa lagu guulaystay in laga jaro lugtiisa MIDIG oo ahayd mid ka laa laaday maadaama xabad wayn oo qoriga DHASHIIKAHA loo yaqaano si toos ah u bur burisay, Waliba ay lugta kale gaarsiisay dhaawac aad u xun balse aysan bur burin oo Illahay u caymiyay.

Wiilka oo aan lahayn wax ehel ah isagoo Darbiyadda u ahayd Hooy, waxaana Illaahay u bixiyay umadda Islaamka ah, waxana dhacdayin loo gar gaaro Waxaana illaahay ugu baryayaa intii iska soo xilqaamtay in ay saacidaan inuu ajar & axsanaat ka siiyo.

waxaaa kaloo kaalin lama illaabaan ka qaatay Xaliimo Maxamed Maxamuud oo ahayd gabadhii isbitaalka geeysay oo si islaanimo ah ugu gar gaartay.

Waxaa kaloo jirta in Gabadha Xananaysa Wiilkan oo u hagar baxday in ay u samaysay laba wiil oo xanaanaysa oo walalaheedda ah oo isbitaalka la jiifta, Dhibaatada Taagan waxa ay tahay in habeenkii lacag badan ay ku bixiso jiifka isbitaaka sidoo kale dhiiga lagu shubay xanaanaytiisa.

hadaba Ajaraka yaa loo kala harin waxaan ka codsanayaa inDhamaan umada Soomaaliyeed & cid kasta noo gacan ka qaadan karta kaalamda wiilkan in aysan ka hagran.

Cidii u baahan Wax ka ogaan shaha Xalada wiilkan Fadlan la xiriir XALIIMO MAXAMED MAXAUUD  oo ah Gabadha u ixsaan fashay Wiilkan +252615502076

B B C D *Asad Abukar Ali* *___ ___ __ __ __ _____* *Professional strengths* *Journalism skills* *Counseling skills * *Programming in Visual Studio* *Leader ship skills* *Public health skills* *_____________________* *Mogadishu- Somalia* * Cell +252615507981* *SKYPE Asad-Dhayow*


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

One Comment : Daawo Sawirada: Wiilkii Ciidamada Amisom Xabadaha Ku Dhufteen Oo Lugta Laga Jaray..

  1. fatush says:

    Ilahow caafi wiilka miskiinka ah waxa laso deristey curyaanimo

Leave a Reply