fb

Daawo Sagaal Muuqaal Aay Yuhuudu Aay Jeceyl Yihiin Inaad Faafin Iyo Waxey KLa Turjumayaan.

Published: August 23, 2014, 8:14 pm

Muqaaladan waa muqaalo iskugu jira doodo iyo dhacdoyin ay kamradu (camera) qabatay. Waa muqaaladii ugu kululaa kuna kululaa waxyaabaha ay yahuudu (Ilaahay ha nacdale) ku sameeynayan dadka reer falastiin.

Waa muuqaalo ay aad u jecelyihiin in internetka laga tirtiro si aanay cidi u arkin, waxan akhristayaasha sharafta leh ugu baaqayaa inay sii faafiyaan si ay aduunka daafihiisa u gaadhaan muuqaaladani.

1. Waa muuqaal nin raadinaye reerkiisa oo saddex jeer la xabadeeye isagoo waxba geesan (Ha daawan hadaad qalbi jilicsantahay):

2. “Dilka caruurta yar ee la dilayo siday u difaacaysa Israel?”

3. “Aduunka dadka ku nool yaa aqbali kara guumaysi 45 sano ka badan?”

4. Israel oo lagu eedaynayo dambiyo dagaal (barlamaanka ingriiska)

5. “Aamusi maayo markay Israel danbiyo dagaal ka galayso reer falastiin. Hadaad damiir leedahay waa u ooyi lahayd reer Falastiin”

6. Askari ka tirsanaa cidanka Israel oo ka sheekaynaya waxayaabuhu la kulmay (Muuqaal aad iyo aad u la yaab badan)

7. Askar Israel ah oo xabada iskaga dhigaya wiil dhalinyar ah oo katiinadaysan:

8. Dovid Weiss: “Diinta Yuhuuda may banayn in Yuhuudu dawlad yeeshaan”

9. Dr Gilbert “Hamas waxay dagaal kula jiraan cidanka Israel laakin Israel waxay dagaal kula jiraan caruurta iyo dumarka”

Mar labaad akhriste waxaan kugu baaqayaa inaad faafisid muqaaladan una ducaysid walaladeen islaamka ah

بسم الله الرحمن الرحيم
اللهم أسألك يا ودود يا ذا العرش المجيد يا مبدئ يا معيد أسألك بنور وجهك

الذي ملأ أركانه العرش أسألك بقدرتك التي قدرت بها على كل خلقك وبرحمتك

التي وسعت كل شيئ لا إله إلا أنت انصر إخواننا في فلسطسن ووحد صفهم

وإجمع شملهم واجعلهم كالبنيان المرصوص يشد بعضهم بعضا اللهم أغنيهم

بفضلك عمن سواك وأعزهم بعزك يا من لا مذل لمن تعز و انصرهم على

من عاداهم وأعلو رايتهم اللهم عجل لهم بالنصر اللهم فك أسراهم

واشف مرضاهم وارزقهم إنك على كل شئ قدير

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

2 Comments : Daawo Sagaal Muuqaal Aay Yuhuudu Aay Jeceyl Yihiin Inaad Faafin Iyo Waxey KLa Turjumayaan.

  1. Hanad says:

    Lacnatulah calal yuhudan wa nasarah

  2. bile says:

    lacnatu allah ha ku dhacdo yuhuuda….
    insha allah wey kashalayi donaan
    xad gudubka iyo xasuuqa
    ey kula kacayaan dadka rer falastiin
    anigu waxan la yaabanahy
    away wadamadii carbeed..
    mawaxey ku mashquulsanyihiin
    qudaar cunis iyo shiishad
    away dadkii lagu tilmami jiray
    GEESI YAASHA BARIGA DHEXE .
    MASAR QADAR&urdun miyey san
    arkin caruurta yar+yar hooyoyinka
    sida arxan darada ah loo dilayo
    aqoon yahanada carbeed miyeysan daawan dabar goynta
    lagu hayo masaajida madaarista&
    isbitaalada
    insha allah wey ka guuleysan donan rer falastiin cadowgooda waayo allah sw
    aya garab tagan allaha caadilka

Leave a Reply