fb

Daawo Muuqaal Cajiib Ah Dhalinyarada U Damaashaad Tagto Xeebta Liido Oo Bandhigay Musaarico..!!

Published: August 31, 2014, 1:09 pm

Dhalinyarada Soomaaliyeed Ee u Dalxiis Tago Xeebta Liido ayaa laga soo duubaa muuqaalo cajiib ah maalmaha jimcada ah haba u badnaatee.

Muuqaalka maanta idiin soo xulnay ee laga soo duubay dhalinyaro qaab cusub oo musaarico ah kusoo bandhigeyso xeebta ayaa in badan la fajici doontaa sida aay usoo min guuriyeen dagaalka weji-ka-weji ee caan ka noqday dunida oo idil.

Muuqaalkaan ayaa dhalinyaro badani isku soo xoomeen si aay u daawadaan madadaalada cusub aay dhalinyaradaan soo bandhigayaan

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply