Daawo: Lamaane Soomaali ah oo Barnaamij xanuunbadan laga diyaariyay Noloshooda.

1

Labadan lamaane ee Soomaalidaa waxay ku dhasheen xeryaha qaxootiga Kenya oo ay ku koreen waxayna isku guursadeen isla xeryihii ay ku dhasheen, iyaga oo ku dhalay ilmihii ugu horeeyay.

Barnaamij taariikhdooda ku saabsan ayay UNHCR ka diyaarisay waxaana la soo qaatay qaab nololeedkooda, iyo hanaanka ay nolosha u mareeyaan, halka damacooda ay ku muujinayaan isbadal nololeed in ay la kulmi doonaan iyaga iyo cunugooda yar.

Waxay wax ku barteen qaxootiga, waxayna ku faraxsanyihiin in ay isla noolyihiin iyaga oo cunugta yar sheegay in ay taariikhda waalidkeed uga sheekayn doonaan.

Aabaha qoyska waxa uu ka shaqeeya xerada Dha-Dhaab oo ah halka ay ku noolyihiin.

Daawo Barnaamijkan oo la soo koobay

1 COMMENT

  1. ASC. xaqiiqdi waxad tihiin wax yabaha adunka ugu quruxda badan midkod ilahay noloshinu waaba farxad inta yar ee idinka dhiman ilahay haydin dhameyo.

Leave a Reply