fb

Ceeb Maahan Zowjadaada Xalaasha Ah Inaad Kula Dhaqantid Arimahaan Oo Idil Sida…

Published: August 25, 2014, 10:32 pm

Waxaa lagama maarmaan ah ninka inuu kala garto waxyaabaha uu xaaskiisa kula dhaqmi karro isla mar ahaantaasna horumarin karo kalgaceylka u dhaxeeyo asaga iyo xaaskiisa…

Ceeb Ma ahan in Aad Zowjadaada Ula Dhaqanti Si Wanaagsan Bal Alle Ayaa Ku Faraya … ( وَعَاشِرُوهُنَّ بِالْمَعْرُوفِ ) Kula Noolaada Si Fiican )

Ceeb Ma ahan in Aad Zowjadaada U Jilacsanaati, U Naxariis Badantahay Maxaa Yeelay Adigaa U Ah Wax Walba, Adigaa U Ah Aabe, Hooyo, Walaal, Zowj, iyo Wahel.. Haka Dhigin Alaab Guriga La Dhigto Oo Kale..

Ceeb Ma ahan in Aad Zowjadaada Hadiyad U Kenti, Ama Ubaxyo Qurxoon U Soo Gadi Mar Alle Markaad Guriga iManeysi,, Maxaa Yeelay Dumarku Waa Sida Ubaxa Quruxda iyo Carafta Badan Oo Kale..

Ceeb Ma ahan in Aad Zowjadaada Isla Dalxistaan , Wax isla Barataan, Wax isku Faa’ideysaan, Isla Wadaagtaan, Fikirka, iyo Talada..reerka..

Noqo Qof Reerkiisa U Dabacsan, Go’ankiisana Fiicanyahay, Qalbigiisana Ka Buuxa Naxariis, iyo Jaceyl .. Ahna Qof Deeqsi Ah.

W/Q Ruweyda Hassan


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

2 Comments : Ceeb Maahan Zowjadaada Xalaasha Ah Inaad Kula Dhaqantid Arimahaan Oo Idil Sida…

  1. caaliya says:

    so sweet …..gabadha sidaa loola dhaqmo shaki kuma jiro iney caruur jaceyl ladhaleyso dabcan caruur jaceylkudhalataybeyna somali ubahantahay si naxariis umada dhex deedaa loohelo …..yaa rijaal waad maqleysane xafadaha boodhka kajafa noloshana xawaash u yeela dabcan gabdhahana silamida ayan urajeynayaa

  2. MashaAllah waa aarin aad ugu muhiimsan raga xaasaska ah balse anigu wali reer mayeelan lkn waan iska akhriyaa qodobadaan oo kale waan ka helaaa. Ragow ku dhaqma dhaqanka wanaagsan ee nabigeenu na faray waad liibaaneysaan waan ku salaamay caaliyah.

Leave a Reply