Cajiib: Gabadh Soomaaliyeed Oo Soo Bandhigtay Sadax Nin Aay Saaxiib La Aheyd Iyo Sidii Aay U Kala Adeegsan Jirtay.

19

Gabar Soomaliyeed oo Magaceeda lagu so koobay Hamdi kuna Nool Dalka ingiriiska ayaa Lasheegay in Mar Qura ay Saaxiib la Noqotay Sedex Wiil oo Kuwada Nool isla dalkaas ingiriiska .

Hadaba Gabadhan Ayaa la Sheegay in ay Wiilashaasi Lasaxiibta waxa ku Qasbay Ineey Tahay iyada laba kamid ah dan ku Fushaneysa, Midka Sedexaadna uu Yahay Midka ay jeceshahay oo ay Qalbiga amaahisay mustaqbal wanagsane ka rajeeyneysa,

Ha yeshee Labada danta lagu Fushanayay ayaa Midka Ka Mid ah waxa uu ahaa Taksiile oo Marka ay Meelaha Dhaadheer Rabta ayeey adeegsan Jirtay iyada oo aan wax lacag ah Bixinin,

Lakin Midka labaadna Waxa uu Bil Walba ka Dabari Jiray Biilasha Reerkooda oo Soomaliya Ku Noolaa uu lacag u diri jiray taasi oo dhan 150$ Dollar,

Iyado Midka Sedexaad oo ay Jecleydna la Sheegay in iyada Waxa ay soo Hesha Siin Jirtay Xiliyada Qaarna ayba ka Dabari jirtay marka ay Baararka aadaan oo Casha Fududud Kasoo Cunayaan oo qarashka ku baxaya cashada habeenkaas ayey dusha u ridan jirtay,

Hadaba shabakada Kobciye.com ayaa akhristayaasheeda weeydineysa sida qof waliba aragtidiisa ah ee loogu kala gar qaadi kara sadaxdan qof oo arin dhibaata leh ay kala haysato marka laga reebo qofka sadaxaad oo saaxiibkeed ah oo jaceyl ay la wadageeysa…..

19 COMMENTS

  1. Asc akhiyarta sharafta leh marka hore dhaman wan salamaa bahda kobciye marka xiga aqristayaasha ku xidhan web-ka hadan fikradeyda ka hadlo waxan u so jeedin lahaa labada wiil lagu daneestay inee gabadha iska cafiyaan wuxu allah u qoray wey ku dhaceen gabadha iyo gabdhaha somaliyeed waxan talo ahaan uso jeedin lahaa inee dhaqamada ceynkan ah ka waantoobaan wabi allah towfiiq

  2. Kkkkk Subxanalah indho adkaa taas sidee nin islaameed xoolihiisa ku quudataa allow soo hanuuni taas iyo wixi lamida war gabdhoow sheekadan waa nagu badatay ee naga daaya aanka dheraano waxas cml

  3. Asc. Salaan kadib. Waxaan. Ka dhihi laha. Gabdhan. Falakan. Ku dhaqantay. Marka hore inay illaah. Subxaanu watacala danbi dhaaf waydiisato. Marka xigana. Wiilsha ay sidatan ugashay. Cafi kadalbato. Kana doobad keento. Qalabiga bil aadanku waa daciif ragan aad hamiga galisay. Danbi baad kagashay. Raga hami lama galiyo hadan. U hagar bexeen. Adigaba. Madan jeclaan laheen. Ninka. Aad aamintay inuu naago kugu dul wado sax wala qalad. Oo ku qiyaamo. Qiyaamada. Aad. Qif qiyaanto. Adigana. Waa is qiyaantay. Ee taas maanka kuhaay. Naftada ayaad been isheegtay Ilaah subxaanu watacaala waxaan ka tuugaya inuu xaqa. Ina waadajiyo aamin

  4. Asc. Thanks kobciye lkn maba ila ahan nin sanadkaan jiroo wax bixinaa oo weliba yurub jooga waa diidaay taas ani halmid masheegin inuu ayada use greynaayo allah soo hanuuniyo kuligooda

  5. qayaanadu waa wax aaad uxun ogoow walaakaa hadaa qayaanto adigana waad is qayaantee
    guryaha soomaalideena waxa uula burburaa inta bdn waa dhismahiisii hore oon aad looga fiirsan

  6. Allahuma najinaa runti aadbaan uga xumaday waana iga dhadhiciladahay in gabadh somaliyeed waxaas sameysay !!!!!i. …..aniga rayigeeyga hadaan kadhiibto marka hore inantaas haka cafis dalabto inamada eey khiyaantay deynta eey cuntayna ha iska bixiso …..mahadii inamadu cafiyaana ilaahay cafis haweydiisato iyadoo towbad nasuuxah laimaneysa hana kafogaato khiyaano dambe ilaahayna waxaan kabaryeynaa inuu dhamaanteen nodambi dhaafo Aamiin …..hadaba inamada somalida waxaan kula talinayaa marba hadii inantu lacag iyo wax weydiisigeedo badanyahay oo iyadoo aaban laqabin xoola islameed iney cunto eeydoneyso !! Islamarka aad ogaato dalabadkeda badan ka fogaaw waayo qof adigoon qabin dalabadkedu badanyihiin hadhowto maxaa sugee sideese uga dhadhicin kolkasbaa durufuhu jiraan oo aadan awood ulaheyn dalabadkeda

  7. Wlhi waa wax xun mana wanaagsane in raga sidas logalo hadan dumar nahay aan raga unaxariisano wiilal wey naladhashen wey nadhalen wan dhalnay marka in walaalka ama wiilkada naag sida yesho marabtid marka raga aan usamafalno wabillaahi towfiiq

  8. Subxanalaha war dumarka qayanadoda waay badani haysa tan cml markasta waay dhaxda lkn dumarka ayaa jira kuwa kas gaab ah gabadha muslimad ah kuma dhaqata waxas okale hadaan fikradeyda kadhibta cafis hakadalbata ragas si aas inkartoda ilaah ugubadbadiya waxa kale on fariin udiri lahay dhamaan gabdhaha somaliyeed oo kukala nool dunida dafaheda in aay raga uladhaqman sidi aay uladhaqman wilashoda kafikiran dhibta kasogari karta wilasha aay qayamayaan.

  9. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk war tan qayaano waa dhaaftay waxana qosol igusii dilay kan bil walba 100 doolar iska dirayo asigoona naagta qabin xooolo ahaaaa ooo dabaalnimo badanaa
    kaas oo kale inee qiyaanto ayaa ila wanaagan
    kkkkkkkkkkk lkn taaas oo kale qiyaano ma ahane weeka aqli badisay
    150 doolar ka badan ka qaaad waleee naag kaaa fcn ma jirteeee

  10. Asc all ! Aniga fikir ahaan raga waba qaldanayeen waayo sxb wax la yiraah dinteenu maba qabto gabadha haday waqti yar shekestan inu gur kandalbaybahed wamaxay saxiib iyo taxi ku qaad ruux kaa ajaanib ah mar walba adoo ulanjedkagu yahay waa sxbteey iyo lacag dir bil kasto 150 . Xirirka ayaba xiriir qaldan ahay ayan leyahay aniga. Gabadhana wa ruux allah ka baqanayn in ay qayanto may ahayn walakeed oo aminay oo is laha mar unbay xilahada noqon ee 150 $ dir. Kkkkkkkk 150 kas walidintii amaa walaladii ayaa ka gaajonaya miskinah . Asc war wb

Leave a Reply