fb

Afar Calaamadood Oo Lagu Garto Saaxiibka Midka Dunida Ugu Xun Amaba Ugu Liita.

Published: August 28, 2014, 11:12 am

SAAXIIBKA UGU XUN DUNIDA.

Aduunyada qof kastoo ku nool wuxuusan ka maarmin waa lamaane ku lamaanan noloshiisa ha noqdo lamaane saaxiibeed ama lamaanaha nolosha.

Saaxiibadu weey qeyb soomaan midna waa midka dunida ugu wanaagsan midna waa midka dunida ugu xun maanta waxaan ka hadleyno waa saaxiibka xun iyo calaamadaha ugu waaweyn ee lagu garto.

Saaxiibka ugu Liita Dunida Dusheeda waa:-

1- Midka kugu Jees-jeesa Dad badan Hortooda, si loogu Qoslo.

2- Mid aad Gacal Mooday oo Warkaaga Dad kale u Guuriya (Rufiyaan).

3- Mid Saaxiib Dhab ah kuu ah, oo Xantaada Faafinaayo.

4- Mid ku Qiimo tira oo kugu Bedeshay Qof kastoo Cusub.

=============================

(ILAAHOOW LABA WEJIILAHA NAGA QABO).
W.Q:- Macoow Ustaad.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply