fb

Wargeys aan caadi aheyn oo laga sameeyay Muqdisho (Aqriso magaciisa)

Published: March 10, 2014, 11:11 pm

Waxaa Magaaladda Muqdisho laga hirgaliyay Wargeys in muddo ah ay sugayeen Bulshada Reer Muqdisho kaasi oo la magac Baxay XIDIGTA CAASIMADDA.

Wargeyska ayaa waxaa ku mideysan Aqoonyahaano ka qalin jabiyay Kuliyadda Saxaafadda dal iyo dibad wax kusoo kala bartay.

Wargeyska XIDIGTA CAASIMADDA Waxa uu diirada saara Siyaasadda iyo Arrimaha Bulshada gaar ahaan dhacdooyinka ka dhaca dalka iyo dibadda.

Madaxa Wargeyska Anwar  C/qaadis Maxamuud.

Tifaftiraha Wargeyska Saacid Omar Axmed ‘’Qaroof’’

Madaxa Xayeeysiinta iyo ii dhehyada Maxamed Suudi.

Aqristayaasha Wargeyska eek u sugan Muqdisho, waxa ay aad ula dheceen Qiimaha iyo Macluumaadka ku daabacan Wargeyska waxa uuna soo baxaa maalin weliba.

Haddaba wixii dheeri ah waxad kala xiriirtaa Emailka ah Wararka@live.se.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply