fb

Qeybtii Afartan Iyo Koowaad “41” Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo Mucjisadii Dahsooneyd..!! “Sheeko Xiiso Badan”.

Published: March 4, 2014, 10:33 am

Qisadaan sidaad magaceedaba ka dhadhansan kartaan waa qiso jaceylka uu galayo meel aan macquul aheyn, inta aay socoto sheekadaan xiisaha badan waxaad arki doontaan mucjisooyinka jaceylka ee sida dahsoon kusoo if baxo..

Hadaba Akhristoow sheekadaan xiisaha badan hadii aay ku dhaaftay qeybaheedii hore halkaan ka akhriso.

Hadii aay ku dhaaftay sheekada qeybaheedii hore halkaan hoose kasii akhriso.

Qeybtii Koowaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!

Qeybtii Labaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!

Qeybtii Sadaxaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!

Qeybtii Afaraad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!

Qeybtii Shanaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!

Qeybtii lixaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!

Qeybtii Todobaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!

Qeybtii Sideedaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!

Qeybtii Sagaalaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!

Qeybtii Tobnaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!

Qeybtii Koow Iyo Tobnaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!

Qeybtii Labo Iyo Tobnaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!

Qeybtii Sadax Iyo Tobnaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!

Qeybtii Afar Iyo Tobnaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!

Qeybtii Shan Iyo Tobnaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!

Qeybtii Lix Iyo Tobnaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!

Qeybtii Todobo Iyo Tobnaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!

Qeybtii Sideed Iyo Tobnaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!

Qeybtii Sagaal Iyo Tobnaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!

Qeybtii Labaatanaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!

Qeybtii Labaatan Iyo Koowaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!

Qeybtii Labaatan Iyo Labaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!

Qeybtii Labaatan Iyo Sadaxaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!

Qeybtii Labaatan Iyo Afaraad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!

Qeybtii Labaatan Iyo Shanaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!

Qeybtii Labaatan Iyo Lixaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!

Qeybtii Labaatan Iyo Todobaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!

Qeybtii Labaatan Iyo Sideedaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!

Qeybtii Labaatan Iyo Sagaalaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!

Qeybtii Soddonaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!

Qeybtii Soddon Iyo Koowaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!

Qeybtii Soddon Iyo Labaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!

Qeybtii Soddon Iyo Sadaxaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!

Qeybtii Soddon Iyo Afarraad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!

Qeybtii Soddon Iyo Shanaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!

Qeybtii Soddon Iyo Lixaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!

Qeybtii Soddon Iyo Todobaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!

Qeybtii Soddon Iyo Sideedaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!

Qeybtii Soddon Iyo Sagaalaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!! 

Qeybtii Afartanaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!! 

Billoowga Qeybtii Afartan Iyo Koowaad

Axmed wuxuu anfariir ka qaaday waraaqdii uu ku arkay marxuumada maama Sahro waxeey ku reebtay raad xoogan, waraaqdaasi waxey noqotay mid isku xirxirto xaalado cusub oo xanuun badan, waxey noqotay arin haduu u sheego sxbkiis yuunis aay ku noqon karto wadno istaag.

Warqada waxaa ku qornaa qiso aad iyo aad u dheer oo dardaaran la socdo waxey u qorneyd sida tan.

ASC WRB Wiilkeeygiyoow salaantaasi qiimaha badan kadib waxaan rajeynayaa warqadaan adigoo caafimaad qabo iney kusoo gaari doonto, waxaan doonayaa arin aan labaatan iyo afarsano kaa qarinayay inaan kuu sheego.

Wiilkeygiyoow sanadka markuu ahaa 1980 ayaan aabahaa is guursanay mudo 7 sano ah markaas xaaskiisa ahaa waxna u dhali waayay aabahaa cidiisa aad beey ii naceen oo wey I caayn jireen meel walbo oo aay iiga soo hor baxaan waxaan ku noolaa todobadaas sano 3diii sano ee u danbeysay nolol caay ah iyo madhasho maxaad wiilkeena nooga sixratay.

Aniga habeen walbo wana iska ilmeyn jiray waana iska duceysan jiray aabahaa naagtan madhashada ah iska fur ayaa ku badatay aad buu ii jeclaa sanadku markuu ahaa 1987dii aabahaa wuxuu go’aansaday meesha ku nooleyn inaan iskaga haajirno waxaan si tahriib ah ku aadnay wadanka Yeman, isla bilihii waxaan usii gudubnay Sacuudi carabiya, bilal yar kadib waa nala soo tarxiilay.

Waxaan dib ugu soo noqonay meeshii aan ka haajirnay ee cidaheena nagu naceen salka dhulka ma aan dhigin isla markiiba waxaan hadana usoo tahriibnay wadanka Kenya.

Kenya markaan sanad daganeyn aabahaa aan wax u dhalin waxan kula taliyay inuu naag kala guursado si uu ilmo u helo maadaama dhaqtar aan wadanka Sacuudi kula kulanay inoo sheegay qofka aan dhaleyn inuu yahay hooyadaa aniga ah.

Aabahaa wuu iga diiday wuxuu aad u xasuusnaa dhibaatadii aan lasoo maray iyo sidii aan ugu soo sabray, balse ugu danbeynti wuu iga aqbalay gabar Nairobi nala joogtay ayuu guursaday gabadhii markii aay uur u yeelatay ayey maqashay inuu qabo aniga oo aan dhaleyn kadib aabahaa waxey ka dalbatay inuu furo balse asaga awalba jaceyl aniguu ijeclaa anigoo ogeyn ayuu furay.

Kadib markuu furay waxaan ka codsaday hadey dhasho in canuga aan anaga korsano maadaama aabahaa aad uu ijeclaa iguna nicin qadarta alle, maamadii oo aabahaa furay waxey dhashay wiil wiilkaasna magaciisa waa yoonis weey naga diiday iney nasiiso illaa ugu danbeyntii abtigey leyn Sweden ah uu nagu wadayay aay naga aqbashay in wiilkeeda nasiiso, anagoo ka dhaadhicinay inaan u haayneyno wiilkana nolol iyo waxbarasho aan usiineyno maadaama xiligaas hooyadaasi aay ku jirtay nolol xun oo aaysan haaysan masruuf aay wiilkeeda siiso.

Sanadku markuu ahaa 1989kii dhamaadkiisii ayaan Sweden tagnay hooyadii meel aay nagala soo xiriirto ayey weeysay anagana meel aan kala xiriirno ayaanu weeynay sidii ayaad hooyo ku noqotay wiilkeygii oo aay dhashay hooyo kale balse aabahaa waa aabahaa anigana hooyo ha I fogeyn waxaan ahay hooyadaa, walahi dhibkii iyo welwelkii aan kuusoo maray marna ma maleyn kartid, sida hooyo wiilkeeda u daryeesho ayan kuusoo daryeelay.

Waxaan moodaa mararka qaar inaad tahay wadnaheyga oo banaanka yaalo nolosheydana aad adigu tahay.

Wiilkeygiyoow qisada weey dheereed waan kuusoo gaabiyay, manta hadaan dhinto ha iga walwalin waayo waxaan ogaaday hooyadii adigu ku dhashay ineey tahay maamo deeqo oo sanadkaas 1988 uu aabahaa ku guursaday Kenya qofka adiga nakaa siiyayna aay ayada aheyd, warqada haku dul ilmeyn ee waxaad isku daydayaa boga kale inaad ka akhrisato oo aan kugu qoray arimo kale iyo dardaaran iyo codsiyo aan kaa codsanayo……………………………………………………

Waraaqda weey socotaa isbuuca danbe ayaanu dhameystiri doonaa, akhristoow side kula tahay in yoonis iyo hooyadiis dhabta ahi maama deeqo isku fahmi doonaan gabadhii uu guursan rabayna ee yaasmiin aay tahay walaashiis, axmedna waaga ayaa ku baryay waraaqdaan siduu ugu gudbin lahaa sxbkiis yoonis maxey noqon doontaaa…….

La Soco Isbuuca Xigo Iyo Qeybaha Danbe Ee Sheekada..

Xuquuqda Sheekada Weey Dhowrsantahay Kobciye.com Ayey Gaar U Tahay.

W/Q Ibrahim Ali Abdi “Kalafoge”.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply