fb

Gabadh Yahay Dooro Make-up Midabkeena Ah Kaasoo Billicdaada Soo Muujinayo.

Published: March 13, 2014, 10:19 am

Midabkeena soomaaliyeed aya ah mid aad u qurux badan islamar ahaantan dunidu ay aad u xiiseyso oo ay dadka cadaanka ah ay isku dhigaan qoraxda si markaasi ay u noqdaan kuwa midebkoodu yahay brown, hadaba waxa muhiim ah in aan ka fakarno marki aan makiyaajka ama “make up”   isticmaaleyno in aan aan doorano kalar saani ku ah madebkeena, waxan halkan idinkugu soo gudbinaya sida ugu sahlan ee aan ku dooran karno make upka midebkeena:

Kalarka ugu wanaagsan ee ku haboon qofka leh midebka baroonka  waa brownka iftiimaya  si aad u hesho mideb qurux badan oo dhalaalaya,

Midabka aad marineyso wajiga:

Kareemka Asaaska makiyaajka (foundation) waxaad isticmasha mid leh midebka jirkaada ama hadii aad heli weydo mid soo dhaweeya una dhaw midabka qoortaada ama luquntaada, waxaad ku darta in yar oo biyo si uu noqdo mid leh midab furan oo aad u hesho dhalaal qurux badan side kale isticmaal bootar nooca chocolateka ama u fiiri midka ugu dhaw ee midabkaada .

Indhaha  :

Waxaad marisaa indhaha hoostooda midab ka furan ama ka iftiinsan kan aad marisay wajiga intiisa kale  tani waxa ku dhaalaalineysaa  mad madowga indhaha hareerahooda ay yeeshaan, indhaha dushooda mari kalar brown ah  kuna lar mid kale isla brown ah balse ka yara iftiimaya adigo marinaya qeybta sare ee isha baarkeeda qeybta ka hooseysa mari  “liner” (qalinka indhaha)  leh brown  furan ah si ay isugu dhameystirman kadibna waxaad ku kuulata  indha kuul ama qalinka madoow ee indhaha.

Dibnaha:

Waxaad isticmashaa xamuurad ama lip stick maroon ah kaas oo ad ugu soo baxaya midabkeena, isla midabkaan maroonka ah ayaa ku haboon in aad marsato dhabanada waxadna heli doontaa midebkada  oo kuso kordhi doona  dhalaal aad  u qurux badan.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply