fb

Dumarow Raga Iska IlaaliYa Waa Masas Mana Galaan in La Soo DhaweysTo oo Dharka Xagooda La Iskaga BixiYo Iyago Xalal Ku Aheen..

Published: March 7, 2014, 11:03 am

Akhii Ma JaceshahaY Nin Aadan Aqoon Wuxu YahaY Aan Qabin Walasha, Frac Iyo Waxba Isku Aheen, Hadana Walasha Kula DhalaTaY HooYo Ku DhashaY Kula JiifaTaY Uurka!! Inu Sawirkeda Ninka Qurunka Ah, EE Fasaadka Badan sawirkeda Ku Sharaxdo Facebook-Giisa Gurigiisa, Iyo Meelkasto Jogo Asiga, KolaY Ruux Ila Mid Ah JawabTiisa Waa MaYa!!!

MaxaY kU DhacdaY Akhii Inaad Adiga Sawir Gabar Muslimad Ah Aadan Qabin, Kula Dhalan Ama Xita Kula DhalaTaY Inaad Sawirkeda Facebook ku Sharaxdo, Maalinba Mid Cusub Soo Galiso, oo Kala Ga Gadisan, Iyago Qaawan Iyado Asturan, IYado Qaab xun Iyo Qurux Badan!! Allaahu Akbar!! Walahi Nin Kastaba Allaah Agtiisa Arinka Waa Laga Su’aali Doona,

Ragi ASxaabTa Aha WaxaY AhaYeen Rag Ay Ka Go’an TahaY InaY Fahman Mas’alooYinka Dinta Islamka, Maalin Wiil Dhalin Yaro Ah Aniga Iyo Adigo Kale Ah Ayaa Nabiga Salallaahu Caleyhi Wasalam u Yimid Asigo Rabbo Inu Xuma SameeYo oo Lo Fasaxo Xumanta Kuna Dhaqaqo Ilaa Intu Kari Karo Markas Zino Iyo Wax La Mid Ah,

Wuxu u Yimid Nabiga Salallaahu Caleyhi Wasalam Wuxu Yiri:;Yaa Rasulullaah Waxan Raba In Aan Gabdhaha Aan Qabin Ka ZinaysTo.??!!!! Subxanallaah!! Nabiga Salallaahu Caleyhi Wasalam Wuxu u Soo QabtaY TusaalooYin Aa u Wanaagsan Wuxu Yiri::Ma JaceshahaY Ma Rabta In Walasha Iyo HooYada Laga ZinaysTo,? Wiilki Wuxu Yiri MaYa Yaa Rasulullaah!! Nabiga Wuxu Yiri:;Gabar Kastaba Nin Ayay Walashiis TahaY HooYo Kastana Nin Ayay HooYadiis TahaY,

Allaahu Akbar!! Jawab Yar oo Wiilki Wax Badan Ku FahmaY Ayuu DhibaY Nabiga Salallaahu Caleyhi Wasalam, Akhil Kareem Agoow Gabar Kasta HooYo Kasta Iyo Dumarka Dhanba Sida Adiga Kugua DhalaTaY Gabar Ayay Iyagana uGula Dhashen Wilal, Walal Dhowr Gabdhaha Allaah Haku Dhowre,

Dumarow Raga Iska IlaaliYa Waa Masas Mana Galan n La Soo DhaweysTo oo Dharka Xagooda La Iskaga BixiYo Iyago Xalal Ku Aheen, AbaaYo Jirkaga Ka Ilaali Waraabaha Baahan oo Wuxu Qaniino Rabbo,Allaah ha Dhowro Dumarkena Mida Dhowrsan Ha u Siyaadiyo Midan Dhowrsanen Alle Ha DHowro,


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply