fb

Daawo:Somalida USA Gobolka Colarado Oo Burburin Hantiyeed Lagu Hayo Gawaaridooda Looguna Baaqay Inay Somalia Ku Laabtaan

Published: March 9, 2014, 10:13 am

Soomaalidda ku dhaqan Magaaladda Fort-Morgan ee Gobolka Colarado ee Mareykanka ayaa la soo gudboonaatay cabdi iyo wel wel,kadib markii Kooxo cunsuriyiin ah oo loo maleynayo Kooxda (KKK) weeraro ku bur-buriya Gawaaridda Soomaaalidda,iyagoo is-ticmaalara rasaas caag ka sameysan, waxayna Rasaastan ku bur-buriyeen Muraayadaha, iyagoo ku qora gawaaridda dushoosha (Go Back Your Country) (Dalkaagii ku laabo)

Arintan ayaa hada waxaa ka warheshay Warbaahinta Mareykanka,waxaana laga warystay Khaliif Cali iyo Khadar Ducaale oo Warbaahinta u sheegay inay cabsi iyo wel wel ku hayaan Kooxo cunsuriyiin ah oo ku dhaqan Magaaladda Fot-Morgan ee Gobolka Colarado.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply