fb

Daawo Video:- Mushkiladaha Guurka Ku Yimaado HAdii Aan La Xalin Qoyska U Keeni KAro Bur-Bur Iyo Kala TaG.

Published: March 6, 2014, 10:58 am

“Guurkasta waqtiyada qaarkood wax aka hor yimaada mushkilado hadii aan si fiican loo daawayn guurkaas iyo qoyskaas ku keeni kara burbur.

Hadiise la fahmo dhibaatooyinkaasi waxa ay yihiin isla markaana xalkooda si calqiyaysna loo raadiyo, dhibaatooyinkaas waa laga gudbi karaa.

Barmaamijyadan oo daba socda kuwa ka horeeyay waxa aan ku eegi doonaa mushkiladaha guurka kuwooda ugu waawayn isla markaana waxa aan isku dayi doonaa in aan soo gudbino sidii looga badbaadi lahaa. Si looga wada faa’idaysto barmaamijkastaa waxa aanu ugu tala galay in aanu ka badanin 10 daqiiqo.”

Daawasho wacan


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply