fb

Daawo Mucjiso yaab leh: Wiil Hada Dhashay Oo Inta Bac Lagu Xiray Webi Lagu Tuuray Hadana Badbaaday.!!

Published: March 11, 2014, 12:00 am

Niman shaqaale ah ayaa maqlay cod meel webi ah, waxay marki hore moodeen xayawaan ku dhacay, way ku soo dhowaadeen oo ulo ku soo jiideen, markay bacdi fureen mise waa Ilma yar oo Nool.

Ka waran Hooyada 9 Bilood uur ku siday oo marki ilmaha dhashay intay Bac ku xirtay webiga ku tuurtay,ilaahay Dille ayaa Dhinta..

Muuqaalka Halkaan Hoose Ka Daawo


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply