fb

Bal Eeg Tobankaan Dabeecadood Oo uu Ilmuhu Ka Barto Qoyska Uu La Nool Yahay..!!

Published: March 11, 2014, 7:08 pm

Hadaba ilmah yari maskaxdiisa waxa lagu tilmamaa in ay tahay cajalad oo waxa uu maqlo ay durbadiiba ay duubeyso islamar ahaantana uu dhaqan iyo caado ka dhiganayo waxii maskaxdiisa ka dhex guuxayay hadaba qodobadan soo socda waxa ay ka mid yihiin dhaqamada ay caruurta kaga daydaan qoysaskooda :

  1. haddii canugu la nool yahay qoys dood badan wuxuu bartaa cambaareynta
  2. haddii canugu la nool yahay qoys naceyb wuxuu bartaa dagaal
  3. hadii canugu la nool yahay qoys  yasid badan waxaa uu bartaa  cuqdad
  4. haddii uu canugu la nool yahay qoys ceebeyn badan waxa uu bartaa rabsho
  5. haddii uu canugu la nool yahay qoys  samir badan waxa uu bartaa dulqaad

 

  1. haddii uu canugu la nool yahay qoys dhiirigelin badan waxa uu bartaa kalsooni
  2. haddii uu canugu la nool yahay qoys amaan badan waxa uu bartaa mahadnaq
  3. haddii uu canugu la nool yahay qoys garsoor badan  waxa uu bartaa cadaalad
  4. haddii uu canugu la noolyahay qoys nabad waxa uu jeclaadaa naftiisa
  5. haddii uu canugu la nool yahay ogolaansho badan iyo saaxiibtinimo waxa uu heelaa jaceylka adduunka oo dhan.

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply