fb

Wariyihii Aljazeera Suuriya oo u geeriyooday Xabad Si toos ah ugu dhacday, Daawo Isagoo ay xabdu Kudhaceyso.

Published: January 19, 2013, 11:09 am

Maalinimaddii shalay ee Jimcaha ayaa waxaa dalka Suuriya ku geeriyooday Wariyihii Al jazeera ee Suuriya Maxamed Musaalima Alxuuraaani oo mudo Sanad ah uga soowaramayay TV-ga Aljazeera Qeybtiisa Carabta Lahadasha.

Alla ha u naxariistee Wariyaha xabad wiifto ah ayaa ku dhacayday isagoo barnaamij Live ah ka sameeynayay Dagaalka ka socda Koonfurta Suuriya waxaana sawirka ka muuqanaya isagoo ay xabbaddu haleeleyso oo dhulka ku dhacaya.

Halkaan Ka Gujji si aad u daawato Muuqaalka Wariyaha oo ay Xabaddu ku dhaceyso .

ki


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Comments are closed.