fb

Waliga Miyaad Aragtay Gaari Bilaa Darawal Ku Kaxeeynaya Meshaad Rabtana Ku Geeynaya (Daawo Muuqaalka)

Published: January 14, 2013, 12:11 pm

halkaan ka daawo muuqaalka gawaari ay soo bandhigtay shirkada sameysa gaadiidka raaxada ee dalkaasi germany oo markan soo saartay gaari bilaa darawal ku kaxeynaya

Dunidan hormartay maalinba maalinta ka danbeysa waxaa lasoo bandhigaya wax yaabo kaa yaabinaya bal daawo muuqaalka hoose


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Comments are closed.