fb

Si Live Ah Oo Toos Ah Ayaad U Daawan Kartaa Cayaarta Xiisaha Badan Ee Man United Vs Liverpool.

Published: January 13, 2013, 3:03 pm

Kulanka Darbiga ah ee xiisaha iyo xamaasada gaarka ah xambaarsan ee taageerayaashu wada sugi la yihiin ee Man United Vs Liverpool ayaa warbaahinta Xoghoose.com ay akhristayaasheeda u sahashay iyagoo gurigooda jooga ama goobtooda shaqo iney webka si toos ah uga  Daawadaan Cayaartaasi Xiisa Badan.

Saacado Kooban ayaa ka harsan waqtiga cayaarta oo aan si toos ah idinkugu soo bandhigi doono haduu eebaha awooda leh on golaado ku xirnow marwalbo warbaahinta xoghoose.com

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO CAYAARTA XIISAHA BADAN


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Comments are closed.