fb

Nasashada Jimcaha Daawo Dagaal Qosol Badan oo Dhexmaray Yaanyuuro & Tuko (VIDEO )

Published: January 11, 2013, 12:11 pm

Dagaal Qosol badan oo dhexmaray Yaanyuuro & Tuko ayaa run ahaantii noqonaya mid qof walba ka qoslinaya waana muuqaal si qarsoodi ah looga duubay.

Muuqaalkaan oo lasoo dhigay Barta Internetka ayaa ah mid ka turjumaya Dagaalka udhaxeeya Xayawaanada qaar kuwaasoo ka turjumaya siyaabaha ay ukala caqli badanyihiin inkastoo aysan gaarsiisneen Bini adamka..


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Comments are closed.