fb

Maxaa Keeno In Dareenka Xubinta Uu Hoos Udhac Ku Yimaada Akriso 7 Todobo Qodob Oo Muhiim Kuu Ah.

Published: January 17, 2013, 4:43 pm

Bakar Mohamed Ibraahim waa Khabiir wax ka qora Arimaha Bulshada waxa uuna leeyahay Buugaag farabadan oo had iyo jeeraal ka sheekeeya Arimaha Bulshadda

Bakar waxa uu wax ka qoray ‘’Sababaha keena Ducfiga ama hoos u dhaca ku imaada Xubinta raga ama dumarka haba ugu badnaaden ragga’’ ayuu waxa uu ku sheegay Dhowr iyo Toban Qodob muhiimna u ah Lamaanaha inay ka hortagaan waxa uuna yiri sida tani:-

1-                 Nafaqo dari ku dhacda Ninka ama naagta soona dadajisa in dareenka uu ku imaado hoos u dhac

2-                 Maskaxda Ninka ama Naagta oo ku imaado Mashquul badan, waxa ay soo dadajisaa in Xubunta ninka ama naagta ay sameyso hoos u dhac. Waxa uuna ku micneeyay in xubnaha Jirka ay ka mashquulan hoosha loogu tala galay.

3-                 Jirka oo ku yaraada Fatamiin B-12.

4-                 Isku dhex yaac soo wajaha Xubinta Ninka ama Naagta waxa ayna soo dadajineysaa in Xubinta ay sameyso Shaqa joojin

5-                 Dhiiga oo sarakaco

6-                 Ninka ama Naagta oo isticmaasho Daawo ka awood badan Jirka, waxa ay garaaceysaa Xubnaha ugu jilicsan jirka sida ‘’kaadi heesta,mandhicirada, ama minka Naagta taasina waxa ay soo dadajineysaa Dareenka Ninka ama Naagta oo dhinta

7-                 Ninka ama Naagta oo isku celisa Kaadida waxaa ku dhaca dareen xumi soo wajahda xubinta sare.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Comments are closed.