fb

Labo Qodob Oo Muhiim U Ah Qaabkaad U Xulan Laheed Qofka Aad Nolosha La Qeyb San Lehed.

Published: January 12, 2013, 12:00 am

Inta badan Lamaanahu waxay isku doortaan Dookha Dabeecada, Lacagta, iyo Tilmaamo si sahal ah kusoo dhamaan kara waxaase Maanta idiin heynaa labo qodob oo Muhiim ah waqtiga aad dooranaysid Lamaan nolol kula wadaaga.

1: Diinta iintu waa muhiim qof walbana waxa ugu horeeya ee ku dooranayso ha ahaadan diinta, diintu waxay ka reebeysaa dhaqamada xun xun waxay qofka ka ilaalineysaa waxyaabaha foosha daran.

2: Aqoon:- Waa mihiim in qofka aad nolosha la wadaagayso leeyahay Aqoon ku filan si awlaada aad beri wadaagtaan unoqdaan kuwa ehel u ah Aqoonta ,waana muhiim in qofku leeyahay aqoonta nuucyadeeda kala duwan tu maadi iyo mid gaar ahaanba,


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Comments are closed.