fb

Daawo Video: Ku Cibro Qaadasho Mudan, Oday Waayeel Ah Oo Indho Beelay Ka Dibna Samaystay Xadhig Uu Masaajidka Ku Tago Maalin Kastana 5 Salaadood…

Published: January 9, 2013, 11:00 am

Ku Cibro Qaadasho Mudan, Oday Waayeel Ah Oo Indho Beelay Ka Dibna Samaystay Xadhig Uu Masaajidka Ku Tago Maalin Kastana 5-Salaadood Sidaa Jamaca Kula Tukada”رجل مسن واعمى يستدل على المسجد بحبل”

Muuqaalkani waa nin waayeel ah oo u dhashay dalalka Khaliijka, waxa uu gartay ninkani in shanta salaadood yihiin, sahaydiisa dhabbta ah ee Aakhiro, anficina doonaan maalin aan wiil iyo maal midna wax tarin.

Waxa uu waayay labadiisi indhood, laakiin muu waayin indhihii caqliga, waxaanu samaystay xadhig uu gurigiisa ilaa masaajidka ku xidhiidhsado maalin kasta, kaas oo marka dhulka yaala marna haga isaga, oo gacanta bidix uu ku qabsado, gacanta midigna uu ushiisa ku halabsado, laakiin waa cibro u baahan in dadka indhahooda qabaa wax ku qaataan.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Comments are closed.