fb

DAAWO VIDEO CUSUB:Xasan Aadan Samatar Oo Cashar U Dhigaya Ikraan Caraalle.

Published: January 16, 2013, 12:34 pm

Al-fanaan Hassan Aadan Samatar iyo weliba Xiddigta Ikraan Maxamed Caraale ayaa wacdaro ka dhigay mar kale goob faneed dhowaan la qabtay, kadib markii ay halkaasi ku qaadeen hees cajiib ah oo dad badan soo jiidatay.

Waxaana la arkayay fanaanka xasan aadan samatar oo oo cashar dhanka akshinada ah ay ka dabo mataleyso fanaanada ikraan caralle bal daawo muuqaalka oo indhahada wax ku ara

HALKAAN RIIX OO DAAWO MUUQAALKA HEESTA


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Comments are closed.