fb

Daawo Abuu Mansuur Al Amriki Oo Hooyo Somaliyed Ay U Dhashay Gabar Kuwaso Kuwada Nool Degmada…

Published: January 13, 2013, 2:39 pm

Warbaaahinta daba gashaha wararka qarsoon ee xoghoose.com ayaa waxa ay si rasmi ah usoo ogaatay ninka la yiraahdo Abuu mansuur al amriiki ee u dhaashtay dalka mareykanka kana mid ahaa saraakiisha ajaaniibta ka barbar dagaalanta maleshiyada shabab inay haweney Somali ah uu guursaday sanadkii 2010 ka ay u dhashay gabar.

Mansuur amriki ayaa dabagal dheeraad ah ay sameyneysay warbaahinta xoghoose.com waxa ay kusoo ogaatay inuu hada ku nool yahay degmada Bu,aalle oo ka tirsan golka Jubda dhexe.

Sida aad aragtaan sawirkaan oo ah sawir muujinaya qoyska amriki oo kuwada sugan aqalka ay ka dagan yihiin dhulka howdka ah ee duleedka degmada Bu,aallle waxaana Shabakada xoghoose.com sawirkaan u sahlay iney hesho mid ka mid ah ehelada Xaaska Mansuur amriki oo naga codsaday inaan soo xigano magaciisa sababo amaankiisa la xariira.

www.xoghoose.com daba galaha wararka ka qarsoon bulshada somaliyeed

XIGASHO XOGHOOSE.COM


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Comments are closed.